SAWIRRO: PUNTLAND OO 25 JIRSATAY

01 Aug 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb-qaatay dabaaldega Xuska Sanad Guurada 25-aad ee kasoo wareegatay aasaaskii Dowladda Puntland 1-dii August 1998.

Madaxweynaha ayaa salaan ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada, waxaana kala qeybgalay munaasabadda Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoonka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland , Goleyaasha Dowladda iyo marti sharaf kale.

About The Author