Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Shaqada Ka Joojiyay Guddoomiyaha Xirriirka Ciyaaraha Fudud ee dalka

02 Aug 2023 (Puntlandes) Wasiirka Wasaraadda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Maxamed Barre Maxamuud ayaa Shaqada ka joojiyay Guddoomiyaha Xirriirka Ciyaaraha Fudud ee dalka Khadiijo Aadan Daahir.

Wasiirka ayaa shada uga joojiyey Guddoomiyaha kadib arintii fadeexadda ahayd ee ka dhalatay Nasro Abuukar Cali oo magaca Soomaaliya ugu Oraday 100ka mitir ee Ciyaaraha ka socda dalka Shiinaha.

Wuxuuna wasiirku ku eedeeyey Khadiijo Aadan Daahir inay ku cadaadtay ku tagri fal awoodeed, eex iyo sumcad dil Qaran.

About The Author