MUUQAAL: Ururka Mideeye oo sheegay inaysan qayb ka noqonayn doorashada madaxweyne Deni Puntland ka wado

04 Aug 2023 (Puntlandes) Ururka Mideeye oo warsaxaafadeed uu ku muujinaya mawqifkiisa doorashada khilaafka keentay ee Puntland ayaa sheegay inaysan qayb ka noqonayn doorashada madaxweyne Deni Puntland ka wado.

 Ururka Mideeye ayaa warsaaxafeedka ku yiri ”Waxaan Cadaynaynaa Inaanan Qayb ka ahayn Doorasho Hal dhinac ah” Urur Siyaasadedka mideeye oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Puntland

About The Author