DAAWO Muuqaal Hadaljeedinadii Madaxweynihii hore Puntland Dr Gaas oo qado sharaf loogu sameeyey Gaalkacyo

04 Aug 2023 (Puntlandes) Waxgaradka Beesha reer Khalaf ayaa waxay magaalada Gaalkacyo Qado sharaf ugu samayeen Madaxwaynihii hore Dowladda Puntland isla markaasna ah Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas beerta Bilan ee ku taal dulaadka magaaladaas.

Qado sharafta ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaan waxgaradka beelaha kale ee dega gobolka Mudug, iyagoo ka kooban qaybaha kala duwan ee bulshada sida siyaasiyiin, Nabadoono, waxgarad, Saraakiil, aqoonyahan, Culumo, Ganacsato iyo dhalinyaro.

Hadaljeedinadii Madaxweynihii hore Puntland Dr Gaas oo qado sharaf loogu sameeyey Gaalkacyo

About The Author