Guddiga Nabadgalyada gobolka Nugaal oo kahoryimid bayaankii Beesha Ciise Maxamuud, sababta…

05 Aug 2023 (Puntlandes) Guddiga Nabadgalyada gobolka Nugaal ayaa warsaxaafadeed uu saasray ka horyimid bayaankii Beesha Ciise Maxamuud ay shalay soo saartay.

Madaxweyne Deni ayaa ku amray guddiga inay ka horyimaadaan bayaan ay beel soo saartay, taas oo ah wax aan horay u dhicin.

Waxaa muuqata markuu uu waayey shaqsiyaad ka tirsan Beesha oo ka horyimaada inuu amray shaqaalihiisa inay ka hor yimaadaan.

About The Author