Muuqaal: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kahadlay dhacdooyin dhulka la xariira oo ka taagan Caasimadda

06 Aug 2023 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Dowladda Hoose ayaa ka hadlay dhacdooyin dhulka la xariira oo ka taagan Caasimadda.

Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyay arrimo ku aadan is-heysadka iyo fulinta Xukunada dhinaca dhulalka iyo wararka aan saxda ahayn.

About The Author