Akhriso Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo waxba kama jiraan ka dhigay shaqo joojin uu sameeyey Wasiirka Sportiga, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland

07 Aug 2023 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa waxba kama jiraan ka dhigay shaqo joojin uu sameeyey Wasiirka Sportiga, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland C/raxmaan Caydiid Ibraahim.

Wasiirka ayaa shaqada ka joojiyey gudoomiyaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee gobolka Nugaal Siciid Xasan Cabdi.

About The Author