Maxkamadda Dastuuriga Puntland oo dacwaddii Madasha Siyaasadda Puntland ugudbisey Garyaqaanka Guud ee dowladda
08 Aug 2023 (Puntlandes) Maxkamadda Dastuuriga Puntland ayaa dacwaddii Madasha Siyaasadda Puntland u gudbisey Garyaqaanka Guud ee dowladda.
Madasha Siyaasiinta Puntland waxa ay ka dacwoodeen wax-ka-beddelka dastuurka iyo doorashooyinka qof & cod.