Muuqaal: Xildhimaan Siibad “waxan u baahanahay dawlad cusub oo KMG ah dhamaystirtana…..”

09 Aug 2023 (Puntlandes) Gudoomiyaha Ururka Mustaqbal Xildhimaan Maxamed Ismaciil (Siibad) oo ka hadlay dood ka dhacday Garowe ayaa sheegay in Puntland uusan doorasho lagu kalsoon yahay gaarsiin karin madaxweyanaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni.

Xildhibaan Siibad ayaa “waxan u baahanahay dawlad cusub oo KMG ah dhamaystirtana…..”

Xildhibaan Siibad oo lagu tirinayey inuu u janjeero dhanka madaxweyne Deni oo doorashada ku wada marooqsi iyo xoog ayaad moodaa inay ka luntay kalsoonidii uu ku qabay madaxweynaha waana taas sababta uu usoo jeediyey in la sameeyo dawlad KMG ah.

About The Author