Madaxdii hore ee dalka ”madaxweynaha kaligiis ayaa isku koobay hawshii dalka ee dhinaca siyaasadda, dhaqaalaha diblomaasiyadda iyo bulshada..”
10 Feb 2024 (Puntlandes.com) Waa warqad furan oo ay qoreen Madaxweynihii hore Shariif Sh. Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre...