Daawo Xasan Culusoow oo ku dhahaya Uhuru Kenyata sidii aan u qorshaynay bay dadka qaarkood qaateen
Waxaa fajiciso ku noqday inta badan dadka Soomaaliyeed markii la maqlay Xasan Culusoow oo ku dacweeyey maxkamada caalamiga wadan Kenya...
Dowlada Puntland oo joojinaysa Gadiidka u kala gooshi jiray Puntland iyo Koonfur
War qoraal ah oo ku taariikhaysan 20 August,2014 kana soo baxey xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha oo,nuqul kamid ah-na soo gaarey warbaahinta...
Dhagayso: Maxay ka wado Hadleen Nicholas Kay Xildhibaanada DF ee ka Soo Jeeda Puntland
Maalintii Shalay waxa uu kulan dhexmaray Wakiilka QM ee Soomaaliya Nicholas Kay iyo Xildhibaanada DFS kuwooda ka soo jeeda Puntland...
Dhagayso- sawiro: Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay dayactir lagu samaynayo laamiga u dhaxeeya garoonka diyaaradaha iyo magalada Garowe
Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo dib u dayactir lagu samaynayo...
Dacwaddii Xuduudda Badda ee Xasan Culusoow u gudbuyey Maxkamadda Hague oo la shaaciyey iyo sidii la filayey oo ay Kenya u xalaalaynayso dhulbadeedka Somalia
iyo Qareenka Guud ee Kenya oo sheegay arrinta Badda ee u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya in September 3, 2014 ay...
Daawo Video: Cabdale Maxamuud Haybe oo ah M/X Prof Galayr ayaa ka Hadlay Iska Horimaad Xoogan oo Xalay Dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo ciidamada Khaatumo
Madaxweyne ku xigeenka Khaatumo Cabdale Maxamuud Haybe ayaa sheegay in guulo waawayn soo hoyiyeen xoogaga Khaayumo. Wuxuuna intaa ku daray...
Daawo Video: Beelo ka tirsan beelaha Warsangeli oo ka soo horjeestay shirka Beesha uga socda Xingalool ee Guuleed 2
Waxaa durba soo baxaya beelo ka tirsan beelweynta Wersangeli oo diidmo ka muujiyey shirka lagu magacaabo Guuleed 2 oo beelweynta...