Dhagayso- sawiro: Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay dayactir lagu samaynayo laamiga u dhaxeeya garoonka diyaaradaha iyo magalada Garowe
Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay waddo laami ah oo dib u dayactir lagu samaynayo...