Dhageyso: Dowladda Puntland oo ku amartay xubnaha ka jooga Xamar inay si deg deg uga soo baxaan
Garowe (Pes) Dowladda Puntland ayaa si deg dega ugu yeertay xubnaha ka joogay Xamar inay muddo 15 cisho ah ku...
Warbaahinta Puntlandes waxay ugu Hambalyeynaysaa Go,aankii geesinimada lahaa ee uu Gaaray madaxwaynaha Puntland Dr Gaas
Gaalkacyo (Pes): Waxay warbaahinta caalamiga ee Puntlandes u hambalyeynaysaa Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas go,aanka geesinimada ahaa...
Daawo Video: Prof Galayr oo Burtinle kula kulmay Rag uu ka mid yahay Cali Xaaji
Gaalkacyo (Pes): Prof Galayr ayaa kula kulmay Burtinle rag uu ka mid ahaa Wasiirka Waxbashada Puntland Cali Xaaji....
Puntland Waa in Deg Deg loo Badbaadiyaa
Shalay oo ay taariikhdu ahayd 30/07/2014 waxaa Xamar lagu saxeexay wax loogu yeeray heshiis lagu dhisayo maamul ka kooban Mudug...
Daawo Video: Gudiga qabanqaabada mudaharaad looga soo horjeedo Xasan Culusow oo dhawaan tegaya MN
Gaalkacyo (Pes): Daawo Gudiga qabanqaabada mudaharaad looga soo horjeedo Xasan Culusow oo dhawaan tegaya MN USA. Waxaa halkaas si baaxad...
Daawo Video: Xasan Culusow iyo wuxuu maantay ka yiri Puntland
Gaalkacyo (Pes): Daawo Culusoow iyo makuu ku hadaaqaayey Puntland. Isagoo leh waxaan idiin wadaa faa,iido……. Waa in loo istaagaa difaacida...
War deg dega: Wax garadka Mudug oo Ganafka ku dhuftay hadalkii Xasan Culusoow ee maantay
Gaalkacyo (Pes): Warbaahinta caalamiga ee Puntlandes ayaa makarafoonka la dhexqaaday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Waxayna waydiisay waxgaradkii ay...
Daawo Video: Cabdiqaydiid iyo Wixii maantay ka dhacay Villa Xamar
Halkan ka daawo hadalkii maantay ee Cabdiqaybdiid "Fad ama ha fadin"
Daawo Video: Culusow iyo Wixii maantay ka dhacay Villa Xamar
Gaalkacyo (Pes): Maantay wuxuu ku dhawaaqay madaxweynaha DFS in uu maanul u sameeyey laba Gobol oo kala ah Mudug iyo...