Waxaan maqli jirey, miskiin baa miska la fuulo leh!!
Sida aan lawada soconay waxaa Garoowe ka socdey maalmihii lasoo dhaafay wax loogu yeeray wada hadal, gundhigiisu ahaa war walaalayaaloow...
Sida aan lawada soconay waxaa Garoowe ka socdey maalmihii lasoo dhaafay wax loogu yeeray wada hadal, gundhigiisu ahaa war walaalayaaloow...
Wariye Jaamac Darabani ayaa Madaxweyne Xasan ku waraystay Garowe isagoo waydiiyey su'aalo ku saabsan maamulka uu Cadaado ka dhisayo. Wuxuuna Madaxweyne...
Idaacada VOA ayaa ka waraysatay CabdiQaybdiid War-murtiyeedkii maanta ee Garowe ka soo baxay isagoo ku dooday in uu yahay sharcidaro...
Garowe (Pes) Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay Akhristayaasheeda u soo Gudbinaysaa qudbadihii maanta laga jeediyey Garowe War-murtiyeedka kadib. Daawo Videowga Puntlandes.com
Madaxweynaha Puntland Safarka ku ah Abdiwali Gaas, ayaa ku Raacay Warmurtiyeedkii Xassan Culusow watay. Guddigii Ergada Puntland ayaa ka diiday...
Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay isbarbar dhigaysaa War-murtiyeedkii ka soo baxay Xamar 06 dii feb 2015 iyo kan maanta ka soo...
BAAQ AY SOO SAAREEN WAXGARADKA IYO AQOONYAHANADA GOBOLKA NUGAAL Ku Madaxweynaha Dawladda Federaalka Somalia ...
War-murtiyeedka oo nuqul kamid ah Warbaahinta Puntlandes heshay waxaa laga aqriyey shir-saxaafadeed ay si wadajir ah goor dhow madaxtooyada Puntland...
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdiwali Indhoguran ayaa idaacada afka Soomaaliga ku hadasha ee VOA u sheegay in lagu kala kacay shirkii...
Saxaafadda ayaa ku sugan Madaxtooyada Puntland,si loogu sheego Qodobadii lagu Heshiiyey o oka soo baxay Shirkii DFS iyo dawladaha Xubnaha...