Akhri magacyada: Labo Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka DFS kana soo jeeda Gobolka Mudug oo dhaqaale ku bixiyey in warar been abuur ah iyo dacaayad laga faafiyo Xildhibaan Cabdi Bare
Warar ay heshay warbaahinta madaxabanaan ee Puntlandes.com ayaa sheegaya in qoraal been abuur ah iyo dacaayad aan sal lahayn oo...