Muuqaal-Sawirro: Ciidamada Puntland oo helay guryo shub ah, xafiisyo iyo dhismayaal shirarka loogu talagalay, kuwaas oo kooxda argagixisada ah ee Daacish ka dhex dhistay buuro
01 March 2025 (Puntlandes.com) Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa maanta ka helay aagga Buqo-Caleed guryo shub ah, xafiisyo iyo dhismayaal shirarka...