GAAS oo ogolaaday & Barlamanka Puntland oo diidey in AMSOM la keeno Degaanakooda
17 August 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa dhowaan aqabaley in hay'adaha Qaramada Midoobay ee degan Caasimada Puntland iyo magaalooyinka...