Akhriso: Madaxii Protocalka ee Xaafiiska Madaxweynaha Puntland oo is casilay

22 jun 2015 (Puntlandes)  Agaasimihii Porotocalka ee Xafiiska Madaxweynaha Puntland Habiib Abshir Farah ayaa ku shaaciyey barta uu ku leeyahay Facebookga in uu iska casilay Shaqadii uu u hayay Dawladda Puntland, isagoo sheegay in uu la kulmay caqabado badan oo u wadan waayay shaqada uu hayay dadka iyo dalka Puntland.

Qoraalka uu soo dhigey bartiisa Facebookga

151b

 

Puntlandes.com

About The Author