Dhagayso: Afhayeenka Jubaland ”Dhibaatooyin badan baa nooga yimid maamulka Xamar”

 

151d22 jun 2015 (Puntlandes) Afhayeenka Jubaland Cabdinaasir Seeraar Maax oo ay waraysatay idaacada BBC-da,ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixiyay Safarkii Ra’iisul Wasaare Sharmaarke uu ku tagay Jubaland.

Afhayeenka Jubaland ayaa ku celiyay inay Sharci daro ahayd waxay Baarlamanka Federaalku ku sheegen Mooshin ay ku diideen Baarlamanka Jubbaland,waxaana uu xusay in Jubbaland ay Maamulka Muqdisho dhibaato badan kala kulmeen.

Dhagayso Waraysiga


Puntlandes.com

About The Author