02 Jan 2024 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha KMG ah ee golaha wakiilada Puntland ayaa magacaabay xubnaha qabanqaabinaya doorashada guddoonka rasmiga ah ee Golaha Wakiilada, iyadoo la qorsheeyey inay dhacda khamiista oo ay bishu tahay 4ta jamaayo.
About The Author