06 Jan 2024 (Puntlandes.com) Maxamuud Mashruuc oo ahaa Musharax madaxweynaha dawladda Puntland ayaa ka hayray tartanka Madaxeeynaha Puntland.
Ka harista Mashruuc ayaa waxa ay imanaysaa xilli Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamanka loo doortay xildhibaan deegaankiisa ah.
About The Author