06 Jan 2024 (Puntlandes.com) Guddiga Doorashadda Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ayaa ku dhawaaqay Musharixiinta isu diiwaangelisay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka, kuwaas oo buuxiyey shuruudaha tartanka.
About The Author