Tahniyad Aroos: C/nuur Faarax Maxamuud iyo Marwadiisa
Tahniyad Aroos ayaa waxaa loo diraayaa C/nuur Faarax Maxamuud iyo Marwadiisa Xafso Muuse Nuux Maxamuud oo arooskoodu ka dhacay Dalka BRazil, magaallada Fransico Beltrao
Waxaa tahniyada diraya ehelka & asaxaabta kala ah:
Hooyo Ruqiya Xasan Maxamuud
Hooyo Faadumo Axmad Xaashi,
Abbe Muuse Nuux
Cumar Muuse Nuux Iyo Marwadiisa
Jaylaani Muuse Nuux
Muna Muuse Nuux iyo saygeeda
Khadar Muuse Nuux iyo Xaskiisa
Amaal Muuse Nuux
Xasan Muuse Nuux
Xuseen Muuse Nuux
Nuux Muuse Nuux (Nuux Ayaanle)
Edo Salado Nuux MAxamuud
Amaal, Muuse Yuusuf
,Axmad Faarax Maxamuud iyo Xaaskiis
,Cali dhuux Faarax Maxamuud iyo Xaaskiisa
,Xaawo Faarax Maxamud iyo Saygeedda
,Xamdi Faarax Maxamud iyo Saygeedda
,Nuur Faarax Maxamuud (Nuur Cade)
,Adeer Maxamuud |Maxamud Guuleed iyo Xaasaskiisa)
,Adeer Jamac Maxamuud Guuleed
,Gahayr Yuusuf Warsame (Gahayr Quule)
,Mahad Axmad Maxamad (Mahad Ukun)
,Shiikh Cabdulahi Maxamuud Xaange (Cabdulahi Faadhe)
,Fardowsa Axmad Maxamad
,Prof, Cabdi Xakiim Cabdille Guuleed iyo Xaaskiisa
,Shiikh Naasir Odawaa Maxamuud iyo Xaaskiisa
, Shiikh Xuseen Ismaciil Yuusuf
,Maryan Maxamad Xayle
,Sacdiyo Cabdi Ciise
Drs Sabiriin Cabdi Naasir
,Drs Sacdiyo Ibrahiin
,DR,Cabdi Nuur Maxamad AwAdaan
Cibaado Maxamad Xayle Cibaado (Gaale,eeri)
,Maryan Farax Maxamuud iyo saygedda
,Boosteeyo Yuusuf Warsame iyo Saygeeda)
,Shiikh Cabdinuur Maxamad adaan iyo Xaaskiisa
,Abe Maxamad Maxamuud Guuleed
,Adeer Cabdul Maxamuud Guuleed
,Shugri Maxamad Maxamuud iyo saygeedda
,Xaliimo Maxamad Maxamuud
,Hodan Maxamad Maxamuud
,Adan Cabdi risaaq Maxamuud guuleed
,Xaliimo Cabdi risaaq Maxamuud iyo saygeedda
,Cabdulahi Xasan Nuur Shirwac
Abti Cali Xasan Maxamuud
Abti Axmad Xasan Maxamuud
,Abti Shiil Taabile Jamac
, Hodan Maxamad Cartan
, Gallad Barre Maxamad dhuxul
, Xasan Barre Maxamad Dhuxul
,Xamdi Barre Maxamad Dhuxul
, Qalbi Adaan Caydiid
, Axmad Adan Caydiid
,Daahir Bire Adaan Caydiid
, Shugri Cabdi Faarax Diirye
,Adaanwali cabdi Faarax Diirye iyo marwadiisa
,Ubax Cabdi faarax Diirye iyo saygeedda
,Siciid Bire Adaan Caydiid
,Cabdinaasir Abshir Shirwac
Waxa kale oo tahniyada diraya ururka dhalin yarada ee (Take an action youth organization (TAYO)
Dhamaan Dadkaas oo kala jooga Maraykanka ,Canada, Holand, Angola,,sweden ,Uk,Finland,Austarelia,Sucuudi Carabiya,Cuman,Jordan,Kenya,,Jigjiga, Gallaadi, Wardheer, ,Bosaso,Muqdisho, Addis sababa, Qardho,Garoowe,Gaalkacyo, waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan Xidiga iyo xidigta, fa
rta iyo faraantiga,usha iyo Diirkeeda ,Boqorka iyo Boqorada, Mudane Cabdinuur Faarax Maxamuud Guuleed iyo Marwo Xafso Muuse Nuux, oo (Arooskoodu) kadhacay Magaallada FransicoBeltrao ee Dalka BRazil ,23, Jun 2015, waxay leeyihiin isku waara ubad kheyr Qabana kala hela Wiil iyo Caano Gabar iyo Caano noqda reerkii lagu nastee lagu nagaade, Guurkiina guur kheyr gurigiina guri negi. guul allow kayeel.
(Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax) Carruur aan caasi ahayn allaha idinku deeqo
Abwan Siciid Maxamad Cali Faarax Daan, ayaa yiri).
Hambalyo Hambalyo,
Boqorkiyo boqorada,
Boqolaal malayiin iyo,
Kumanaan iskala baxay,
Arooskoda laga bilay,
Bartamaha barasiil,
Hambalyo iyo bogaadin baan,
Bartaan oga dirayaa,
Aan inii biyashee,
Baxdooygii Abdinur Farah
Qoraga ku caan baxay iyo,
Hafso bilaan weeyaan,
Labada beerluliyo,
Baladweyne jilayaa,
Barakoobaan leeyahy,
Bishaaro bishaaro,
Bash baash iyo burwaqiyo,
Bulalaayrka layriyo,
Bildhalatay weeyaan,
Barakoobaan leeyahy,
Midigtayda baashiyo,
Bidixdayda weeyaan,
Barakoobaan leeyahay,
Sida beelaha waweeyn,
Foorsaabal ina baale,
Ama reer bare dheere,
Badta oo balaartoo,
Barakoobaan leeyahy,
Allah waxaan ka baryaya,
Balaantii aad dhiga teen iyo,
Ku beegay arooskii,
Bishaan ramaddaan iyo,
Fadligaan barakaysan,
Awlaad diinta baratoo,
Waaridkana u baariya,
Inuu idinka beeraa,
Kabaryaa ilahay,
Barakoobaan leeyahy,
Puntlandes.com