Munaasabad lagu dhaarinayo Golaha wasiirada cusub oo ka socota Madaxtooyadda Puntland
10 Mars 2024 (Puntlandes.com) Madaxtooyadda dawladda Puntland ayaa waxaa ka socota munaasabad lagu dhaarinayo Golaha wasiirada cusub.
Madaxweyne Deni oo xalay dhamaystiray dhismaha golihiisa wasiiradda, kuwaas oo ka kooban 57 xubnood.