Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ay ku jiraan SSC-Khaatumo iyo gobolka Banaadir oo isku raacay in degmooyinka dalka laga qabto doorashooyin qof iyo cod ah.
11 Mars 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ay ku jiraan SSC-Khaatumo iyo gobolka Banaadir oo isku raacay in degmooyinka dalka laga qabto doorashooyin qof iyo cod ah.