Markab Burcad Baddeed haystay oo Xoog uga furteen ciidamada Hinyaha
15 Mars 2024 (Puntlandes.com) Markabkii Mv Ruen oo ayaa galabtay ciidamada hinyaha gacanta ku dhigeen isaga iyo burcadbadeedii uu u afduubnaaba oo tirada doodu gaaraysay 35 nin oo somali ah
Markabkaan oo laga leeyahay dalka Bulgaariya kuna gooshayay calanka Malta ayaa dib u helay xoriyaddiisa, waxaana la badbaadiyey dhammaan shaqaalihii saarnaa oo tiradoodu ahayd 18 iyagoo bad qaba.
Ciidanka badda Hindiya ayaa sheegay in ay ku guulaysteen dagaal ay la galeen koox burcadbadeed soomali ah oo haystay marka tan iyo December 14 sanadkii tagay.