Wasiir Cumar oo gudoomiyey kulan looga hadlayey Hormarinta Wasaaradda & Xalinta Caqabadaha haysta

15 Mars  2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Xanaanada Xoolaha dawladda Puntland Cumar cabdisamad Yuusuf Dhuux ayaa wuxuu shir gudoomiyey Kulan Muhiim ah oo looga hadlayey Hormarinta Wasaaradda iyo Xalinta Caqabadaha haysta.

Kulanka ayaa waxaa ka qaybgalay Wasiir Ku xigeenka Wasaradda, Wasiir Dowlaha Wasaaradda, Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeedyadda Wasaaradda.

About The Author