Muuqaal: In kabadan 70 Xildhibaan oo katirsan Labada Aqal oo ka hor yimid wax ka bedelka Dastuurka
18 Mars 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaano ka badan 70 Xildhibaan oo katirsan Labada Aqal ee BJF Soomaaliya ayaa ka hor yimid wax ka-bedelka Dastuurka ee doodiisu ka socoto Baarlamaanka, iyagoo ku sheegay in dadka iyo dalkana lagu kala fogeynayo aysana qayb ka ahaan doonin.