Wasaaradda Kalluumeysiga DFS oo qoysaska degan dhulkii Xero Kalluun ka dalbatay inay bixiyaan lacagtii ay kula heshiiyeen ama guuraan
19 Mars 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS ayaa qoysaska degan dhulkii wasaaradda ee xaafadda Xero Kalluun waxay ka dalbatay inay muddo toddobaad ah ku bixiyaan lacag ay kula heshiiyeen wasaaradda ama mudadaas ay ku guuraan.
Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda: