Sawirro: Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee gobolada Mudug & Cayn oo u fariistey dhageysigii 1aad ee shaqsiyaad ku eedeeyey Alshabaab & falal dil ah

19 Mars  2024 (Puntlandes.com) Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee gobolada Mudug iyo Cayn ayaa magaalada Gaalkacyo u fariistey dhageysiga 1-aad oo loo heysto 3 eedeysane oo loo haysto dilal ka dhacay Gaalkacyo.

Kulanka waxaa gudoominayey G/Sare Siciid Aadan Siciid Gudomiyaha cusub ee Maxkamadda Darajada koowaad.

sadexda eedaysane oo kala ah 2 nin iyo 1 dumara kuwaas oo lagu eedeeyey Alshabaabnimo iyo dilka haldoorkii magaalada Gaalkacyo.

About The Author