RW Xamsa oo magacaabay La-taliyaha Arrimaha Amniga ee Xafiiskisa, waa kuma?

19 Mars  2024 (Puntlandes.com) Ra´iisul wasaarada Xukuumadda Federaalka Somaliya Xamse Cabdi Barre ayaa u magacaabey  La-taliyaha Arrimaha Amniga ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mukhtaar Maxamed Xasan.

Mukhtaar ayaa horey usoo noqdey taliyaha Ciidamada Sirdoonka Puntland, wuxuuna la dhashay Senator Sareedo Maxamed Xasan oo ka tirsan Aqalka sare ee BJF Soomaaliya.

Madaxweyne Deni ayaa xilka ka qaaday Mukhtaar doorashadii 15 maj ee Teendhada Afisyooni kadib.

About The Author