Muuqaal: Wasiir Fiqi ”madaxweyne Sheekh Shariif inuu Garowe aado wax noo qalmo ma ahan”
23 Mars 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Arrimaha Gudaha dawladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalim Fiqi ayaa inaysan ahayn wax ay ka filayeen madaxweyne hore Sheekh Shariif inuu aado Garowe.
Wasiir Fiqi ayaa yiri ”madaxweyne Sheekh Shariif inuu Garowe aado wax noo qalmo ma ahan mana ahan wax aan ka filaynay”