Dhagayso-Cadaado: Baarleex ”Waxaan maamulka u samaynayno waa Mudug oo dhan iyo Galgaduud”
28 jun 2015 (Puntlandes) Madaxwaynaha Maamulka Ximin Iyo Xeeb ee Degmada Cadaado ayaa sheegay inay maamul u samaynayaan Gobolada Mudug iyo Galgaduud oo dhan uuna qorayo Dastuurkoodu sidaas. Isagoo intaas ku siidaray inay Xamar ku saxiixeen ayna Beesha Caalamku goob joog ka ahayd:
Baarleex ayaa ummadda Soomaaliyeed usoo jeediyey inay cashar barayaan ku saabsan habka dawlad loo dhiso; CAJIIB! Soomaaliada ayaa waxay tiraahdaa ”maba dhalane dhawrtaysan ogaa” yuu wax barayaa? Muxuuse barayaa? Ma BOOB iyo sheegasho dhul uusan lahayn ayuu doonayaa in Soomaalidu ka barato?
Dhagayso Baarleex
Puntlandes.com