Xildhibaan Yaasiin Taakilo oo katirsan Baarlamaanka Puntland oo qoray qodobada la badelay ee dastuurka dalka kuwaas oo aan heshiis lagu ahayn
Xildhibaan Yaasiin Taakilo oo katirsan baarlamaanka Puntland ayaa maqaal ka qoray qodobada laga bedelay ee dastuurka dalka kuwaas oo aan heshiis lagu ahayn habraacii loo maray.