DFS oo ku wargelisay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya inuu muddo 72saac gudahood dalka uga baxo
04 Apr 2024 (Puntlandes.com) Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargelisay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya Mukhtar Maxamed Waare inuu muddo 72saac gudahood dalka uga baxo.
Dhanka kale wuxuu maamulka Xasan Sheekh wadatashi ugu yeertay Safiirkeedii u joogay Addis Ababa.