Xafiiska Xuquuqul-insaanka Puntland oo kahadlay gacan ka hadal ka dhacay xabsiga Gaalkacayo

02 May 2024 (Puntlandes.com) Xafiiska Xuquuqul-iinsaanka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in gacan ka hadal ka dhacay xabsiga Gaalkacayo uu sababay dhimashada hal maxbuus iyo dhaaca todobo kale, isaga oo ku eedeeyey ciidanka Asluubta Puntland in ay si arxan-daran ula dhaqmeen maxaabiista.

About The Author