Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta umudeysay inay ku dhawaaqi doonto go’aanka dacwad Musuqmaasuq

25 May 2024 (Puntlandes.com) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah u mudeysay inay ku dhawaaqi doonto go’aanka dacwad loo heysto masuuliyiin ka soo shaqeysay qaar kamid ah hey’adaha dowladda.

Masuuliyiinta oo uu ka mid yahay Agaasimihii hore ee Hay´adda Socdaalka iyo jinsiyadda Koofi, kuwaas oo ku eedeysan kiisas musuq maasuq ah, waxayna gaareyaan 12 qof.

About The Author