DFS oo fasaxday dib u bilaabista mashaariicdii Horumarineed ee ka socday Puntland
10 June 2024 (Puntlandes.com) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday dib u bilaabista mashaariicdii Horumarineed ee ka socday Puntland, kuwaas oo ay siyaasadaysay.
Dawkladda Puntland ayaa Qoraal dacwad ah u dirtay Beesha Caalamka shalay, iyadoo Beesha Caalamku ay ku qasabtay maamulka Xasan Sheekh inuu fasaxo mashaariicda uu siyaasadeeyey, halkaan ka akhriso qoraalka.