Maamulka Xasan Sheekh oo Beesha caalamka ka dalbaday lacag dhan 230$ malyan taas oo…..

11 June  2024 (Puntlandes.com) Maamulka Xasan Sheekh ayaa Beesha caalamka ka dalbaday lacag cadadkeedu yahay 230$ malyan taas oo ay ku sheegeen inay u baahan yihiin dadka Soomaaliyeed ee ay saameeyeen Daadadkii Roobkii Guga.

Maamulka ayaan caddayn sida ay ugu qaybinayaan ama u gaarsiinayaan dadka ay magacooda dhaqaalaha ku raadinayaan.

About The Author