Xafiiska Xuquuqul-insaanka Puntland “Sharci-darro ayaa lagu la kacay Garsoorayaasha iyo Xeer-ilaaliyayaasha Maxkamadda Qalabka-sida ee Nugaal iyo Sool”
19 June 2024 (Puntlandes.com) Xafiiska Xuquuqul-insaanka Puntland: Sharci-darro ayaa lagu la kacay Garsoorayaasha iyo Xeer-ilaaliyayaasha Maxkamadda Qalabka-sida ee Nugaal iyo Sool.