Muuqaal: Wasiirka Gaashaandhigga DFS “Dad ayaa dhisanaya horumarka ay samaysay DFS & guulaha ay gaartay, ..Gafane ku dul nool dhibaatada Soomaaliya”

22 June  2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Gaashaandhigga DFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo maanta ka hadlay magaalada Muqdisho ayaa eedeyn culus u jeediyey dad uusan magacaabin oo mucaarad ku ah maamulka xasan Sheekh iyo wax uu ugu yeeray Ganafe ku dul nool Soomaaliya oo uu sheegay inay ku jirto idaacadda Af Somali VOA.

Wasiirka ayaa yiri “Dad ayaa dhisanaya horumarka ay samaysay DFS & guulaha ay gaartay, ..Gafane ku dul nool dhibaatada Soomaaliya oo ay ka mid tahay VOA”

About The Author