Akhriso Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 54aad Baarlamaanka Puntland
23 June 2024 (Puntlandes.com) Waxaa si rasmiga ah loo shaaciyey Ajandaha Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, kaas oo uu ka dhex muuqdo qodob ah “ka doodista arimaha Federaalka”
Xukuumadda Puntland ayaa 31dii Marso kala laabatay DFS aqoonsigii iyadoo u sababaysay dastuurkii heshiiska lagu ahaa oo uu bedelay madaxweyne Xasan Sheekh.