Muuqaal: Hantidhowraha Qaranka: $21 Milyan ayaa baaritaan la sameeyey lagu ogaaday in qasnadda dowladda aysan ku dhicin mudadii u dhaxeysay Maarso 2018 ilaa Abriil 2023

02 July 2024 (Puntlandes.com) Hantidhowraha guud ee Qaranka Axmed Ciise Guutaale ayaa sheegay in Xafiiskiisu bilaabay baaritaan July 2023 adeegyada Bixinta Ruqsada Shaqada, adeegyada kordhinta Fiisaha iyo nidaamka qabashada dakhliga Baarsabooska iyo dal ku jooga dawlad Goboleedyada.

Lacagta dakhliga ee ay qabteen Xafiisyadu intii u dhaxaysay 08da maarso 2018kii ilaa 19ka maarso  2023ka waxay ahayd lacag dhan 33 370 260$, hayeeshee 12 437 690$ kaliya ayey u xareeyeen dawladda Federaalka, waxaan ka maqan dawladda 20 932 570$.

About The Author