Sawirro: Ciidamada ka cabanaya Mushaar la’aan oo xiray wadada Laamiga ah ee marta deegaanka Bacaadweyn ee gobalka Mudug

05 July 2024 (Puntlandes.com) Ciidamo ka tirsan Puntland ayaa xiray wadada Laamiga ah ee marta deegaanka Bacaadweyn ee gobalka Mudug, iyagoo hakad geliyey isku-socodka gaadiidka gobolada gaar ahaanna kuwa ka imanaya dekedda Bosaso ee u raran gobollada dhexe.

Ciidamada oo sheegay inay ka cabanayaan “Mushaar la’aan 6 bilood ah” ayaa celinaya Gaadiidka xamuulka ah ee ka imaanaya Bosaso iyo kuwa u socda.

Horjoogayaasha ciidankaan ayaa u sheegey gaadiidleyda ay joojiyeen in ay siidaynayaan marka Dowladdu siiso mushahar bilo badan oo ka maqan.

About The Author