Wariye Siciid Nadaara oo lagu xiray Magaalada Gaalkacyo

06 July 2024 (Puntlandes.com) Wariye Siciid Cabdullaahi Nadaara ayaa lagu xiray Magaalada Gaalkacyo, waxaana lagu xaray wariyaha sababta uu warbixinada uga qoray Cabashadii ay qabeen bajaajlayda magaalada iyo warar kale oo arimaha Bulshada la xiriira.

Maamulka iyo Howlwadeenada Warbaahinta Puntlandes waxay cambaareynayaan xariga Wariye Saciid Nadaara waxayna codsanayaan in si shuruud la’aan ah wariyaha xoriyadiisa dib loogu siiyo.

Puntlandes.com

About The Author