MUUQAALO: Xildhibaano eedayn culus u jeediyey MD Xasan Sheekh & xukuumadiisa!!

06 July 2024 (Puntlandes.com) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka JFS oo maanta shir jaraa´id ku qabtay Golaha Shacabka hortiisa ayaa eedayn culus u jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh & xukuumadiisa!!

Daawo Xil Macalimu “waxaa lagaaray xiligiisi dhabah loosixi lahaa hanaanka isku milanka hay´adaha dawlada”

Xil Kooshin “Dowladu way kufashilantay, dawlada & maamul Gobaleedyadii way kala tageen….”

Xil Fa’isa Jeyte “Dalkaan Xukuumad kama jirto Madaxweyne kaligiisa ayaa jiro”

About The Author