Dhagayso: Xasan Sheekh iyo maanta sidii u goodinayo
“Waa cusub ayaa u baryey maanta dadka dega Mudug iyo Galgaduud” ayaa ka mid ahaa erayadii uu isticmaalayey Xasan Culusow Madaxa DFS, oo ku dhawaaqay maantay 30-07-2014, in uu sameeyey dowlad ka koobnaaan doonta Mudug iyo Galgaduud.
Meeday Puntland oo caan ku ahayd dífaacida dastuurka iyo difaacida Federaalka?
Hoos ka dhagayso
Xafiiska wararka
Puntlandes.com