Muuqaal: Wasiirka Arimaha Gudaha DFS ”Puntland nin Soomaali wax ka doonaya hadana siina kala kaxaynaya ayaa ku qooqan”
29 July 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka ayaa sheegay inaysan sahlanayn xalinta khilaafka Puntland iyo dawladda Federaalka, isagoo ku nuuxnuuxsaday inuu Puntland la go´ay ”nin kursi u caraysan”
Wasiir Cali Xoosh ayaa yiri ”Puntland nin Soomaali wax ka doonaya hadana siina kala kaxaynaya ayaa ku qooqan”