Wasiirka Arimaha Gudaha oo muddeeyey kalfadhiga Goleyaasha deegaanka 7 Degmo
10 Aug 2024 (Puntlandes.com) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Cabdi faarax Juxaa ayaa muddeeyey kalfadhiga Goleyaasha Deegaanka Degmooyinka Caluula, Gumbax, Baargaal, Bareeda, Bandarbayla, Gaalkacyo iyo Eyl oo ka kala tirsan Gobolada Raas-casayr, Mudug, Nugaal iyo Karkaar.