Jubaland oo qaadacday Dhaqangelinta Hanaanka Danabaysan ee Jarista Canshuurta Gadidda
17 Aug 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubbaland ayaa cadaysay mowqifkeeda ku aadan dhaqangalinta canshuurta gadidda 5% ee ay bilowday Wasaaradda Maaliyadda XFS.
Jubaland oo qoraal soo saartay ayaa ka hortimid oo diiday inay deegaanadeeda ka Dhaqan geliso Hanaanka Danabaysan ee Jarista Canshuurta Gadidda oo ay dawladda Federaalka.